Kadib Filimkii Raees Ee Ay La Keentay Shah Rukj Khan, Sunny Leon Oo Ogolaatay In Khan kale Ay Filim La Keento.

727387

Aktarada Quruxda badan ee Leone ayaa hada diyaar la ah in markale ay kasoo muuqati shaashadaha iyadoo filim lasoo wada Khan kale.

Sunny Leone ayaa aqbashay in filim la keento Aktarka la dhashay Salman Khan ee Arbaaz Khan.

Tera Intezaar waa filimka cusub ee soo wado Arbaaz waxaana hada filimka qeeyb ka noqondoonta aktarada lagu magacaabo Sunny Leone oo Shah Rukh Khan la keentay filimkii Raees.

Warar kale ayaa waxaa ay sheegayaa in filimsameeyaha uu doortay gabadhaan  taasi oo waxqabadkeeda uu arkay seddexdii bilood ee lasoo dhaafay.

 

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/