Abhishek Bachchan Oo Xusay Sanadguuradii Arooska Aabihiis Iyo Hooyadiis

Abhishek Bachchan ayaa soo dhigay Instagram Sawir laga qaaday aabihiisa iyo hooyadisa mar ay yaraayeen.

Isagoo ku xusaya sanadguuradii kasoo wareegatay arooskooda.Sanad- guuradaasi oo ah tii 43aad.

Runtii waa wax lagu farxo in ay ilmaha aad dhashay ay ku xusaan.  sidoo kale waxaa farxad mudan in aad aragtid lamaane jaceylkooda sii jira 43 sano kadib.

Happy Anniversary #43yrs

A photo posted by Abhishek Bachchan (@bachchan) on

 

 

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/