Aktarka Riteish Oo Xaaskiisa Iyo Wiilkiisa Keensaday Gurigiisa Markii Ay Maalmo Isbitaalka Ku Jireen.

730581 (1)

Waxaa ay ahayd 1 June waqtigaasi oo Genelia dhashay Riaan ,oo canuga labaad ee qooyska Riteish.

Aktarkaan iyo Gacalisadeeda ayaa waxaa ay heleen canugooda labaad bishaan bilowgeeda waxaana hada qooyska laga soo saaray Isbitaalka.

Qof waliba oo kula noolaa Magaalada ayaa u hambalyeey labada lamaane oo heleen canugooda labaad.

Riteish ayaa sidoo kale bartiisa Twitter-ka kusoo qoray in qof waliba uu ogaado in wiilka iyo hooyadiisa ay caafimaad qabaan.

Qooyska labada lamaane ayaa sidoo kale qeeyb ka ahaa dadka booqday isbitaalka ee Aktaradaha soo wadeen.

Maadama shaley soo baxay filimka uu qeeybta ka ahaa Riteish ee Housefull3 ayaa dhankiisa qeeyb ahaa shaqsiyaadka isbitaalka booqday.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/