BOX OFFICE: Qaabkee Ayey Maalintooda Koowaad Ku Bilowdeen Filimada Raman Raghav 2.0 Iyo Junooniyat?

box-office-new-hindi-releases-are-poor-independence-day-resurgence-leads-1

Waxaa laga dareemayaa in hoos u dhac filimkii cusbaa ee shaley la saaray tiyaataarda India , waxaana lasoo saaray maalintii ugu horeeysey ee lacagta uu soo saaray.

Raman Raghav 2.0 ayaa shaley saarnaa shaashadaha India , isagoo maalinkii koowaad kaliya uu shaqeeyey 2 crore mark.

Sheekada kale ee filimkaan taagan ayaa ah in todobaadkaan la filanayey   Raman Raghav 2.0, soo saarida lacag badan , laakiin filimkaan qaabka uu ku bilowday ma ahan qaab lagu qiyaasikaro inuu sameeynayo suuq fiican.

Sidoo kale filimada shaley la saaray Tiyaatarada India waxaa kamid ah Junooniyat, kaasi oo dhankiisa shaqeeyey lacag dhan 5.04 crore.

 

Maadaama maalintii koowaad filimka waliba lagu ogaaday ama adiga aad ogaatay lacagaha uu keenay , Labadaani Filim Midkee Baad Isleedahay Saameeyn Ayuu Ku yeelayaa Box Office-ka?

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/