Daawo: Qaabka Ay U Aalmiitayso Sonam Kapoor

Sonam Kapoor ayaa ka mid ah dumarka dunida ugu qurxoon, atariishada ayaa marwalba isku dayda in ay ilaaliso caafimaadka jirkeeda.

Sonam ayaa waxeey isku daydaa in ay marwalbo ay aalmiitayso. caafimaadka ayaa wxuu ku jiraa in ruuxa uu murqixiisa uu aalmiitayo hadii kale waxay isku badalayaan dufan oo caafimaadka aanaan uu rooneyn.

Sonam ayaa waxay soo dhigtay Video muujinaya qaabka ay u aalmiitayso.

#Repost @radhikasbalancedbody ・・・ Semi circle on the #PilatesReformer – the best way to open up and stretch the entire back of the body!! @sonamkapoor those long and lean legs make any #Pilates moves look beautiful!! #sundayfunday #strongisthenewsexy #RadhikasBalancedBody #lifeofatrainer

A video posted by sonamkapoor (@sonamkapoor) on

Tani waxay ku tusaysaa in guusha ay u baahantahay in loo dadaalo.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/