Kareena Kapoor Oo Beenisay In Ay Uur Leedahay

kareenakapoor-759

Kareen Kapoor iyo Saif Ali Khan ayaa mar ay dhaw waxay safar u aadeen London. Arintaan ayaa dhalisay in warbaahinta hindiya ay tabisay in Kareena Kapoor ay u aaday london in ay ku nasato sababtoo ah uur ayeey leedahay.

IndianExpress ayaa maanta wareesi la qaadatay Kareena , waxayna waydiiyeen maxaa ka jiro warka sheegayo in ay uur leedahay?

Kareena Kapoor ayaa beenisay arinkaasi. Oo waxay tiri waanku faraxsanahay in aad ii niyeeysataan ilmo.laakin taasi run ma ahan.

Kareena Kapoor ayaa sanadkaani la soo wato filim saaxiibkeeda hore Shaahid Kapoor , filimkaasi oo la dhawo Udta Punjab.

Filimkaasi ayaa hada dood kataagan tahay , sababtu ay tahay , dowlada hindi ayaa dooneysa in ay filimka qeyb ka jorto. tani ayaa kilaaf keentay.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/