RASMI: Kaartada Filimka Cusub Fever Oo Lasoo Saaray.

official-poster-of-fever-rajeev-khandelwal-gauahar-khan-caterina-murino-1

Waxaa si rasmi loosoo saaray kaartada  Fever , waxaana jilaya filimka jilaa ka ah Rajeev Khandelwal, Gauahar Khan, Gemma Atkinson iyo Caterina Murino.

Filimkaan waxaa ku kulmay jilaayaal badan , waxaana filimka kaarta uu kasoo muuqanayaa aktarka oo xerna labis suut qurux badan.

Filimkaan waxaa soo saare ka ah Rajeev Jhaveri,halka maal gelinta qaadandoonta shirkada ICM , waxaana la rajeeynayaa in la daawado 22 July.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/