RASMI: Priyanka Chopra Oo La Xaqiijiyey Inaysan Qeeyb Ka Ahayn Filimka Don 3 .

511012780

Aktarada maalmahaan ku mashquulsan filimada Hollywood-ka ee Priyanka Chopra ayaa waxaa la xaqiijiyey inaysan qeeyb ka ahayn filimka Don 3.

Don 3 ayaa goor dhow bilaabandoonta shaqada laga qabandoono filimka , waxaana hada socota sheekada filimkaan oo Shah Ruh Khan kaasi jilay labadii qeeyb ee ugu dambeeysey filimkaasi.

Wararka ku dhow dhanka iyo qorsheeyaasha filimka Don 3 waxaa ay sheegayaan , ” waa uu fiicnaa bandhiga Priyank Chopra ee labadii qeeyb Don ay la sameeysey Shah Rukh Khan , laakiin hada qeeybta seddexaad ee filimka waxaa jilidoonta Aktarad kale oo aan ahayd Priyank.

Priyanka xaqiiqdii hada maskax uma heeyso fililmada Hindi, waxaa ay ka qeey geleeysaa ama ay ku mashquulsantahay howlaha Hollywood-ka.

Filimkaan ayaa hada waxaa la qorsheeynayaa ama lasaadaalinayaa inay jilidoonaan doorka Aktaradnimada Katrina Kaif ama Jacqueline Fernandez.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/