SAWIRO: Raman Raghav 2.0 Oo Maanta Daaha Qaadaya Heesta Qatl-e-Aam

Anurag Kashyap filimkiisa Raman Raghav 2.0 ayaa si wacan looga soo dhaweyay Cannes film festival. filimkaani ayaa la rajeenayaa in uu wacdaro ka muujiyo shaashadaha.
Filimkaani ayaa heestiisa ugu horeysa maanta laga daah qaadayaa. filim soo saarashaaya ayaa waxay kiraysteen maqaayad halkaasi ayeey kusoo daah qaadi doonaan heesta cusub, Atooraha filimka Vicky Kaushal ayaa xaflada kasoo qeyb qaadanayo , isagoo waliba isu soo ekeysiiyay qofka uu filimka ku jilaayo.
vicky-kaushal1 vicky-kaushal-7591 raman-raghav-2-0 nawazuddin-siddiqui vicky-kaushal-1

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/