Shahid Kapoor: Walaalkeeyga Iga Yar Ee Ishaan Khattar Ayaa Iga Fiican Ciyaarta

shahid-brother-759

Aktarka caanka ah ee Shahid Kapoor ayaa waxaa uu sheegay in walaalkiisa Ishaan uu yahay xidig mustaqbal ku leh Bollywood-ka.

Qooysk ayaana fahansan in wiilkaan uu ku socdo wadada walaalkiisa oo kale isagoo hada ku socdo wada Bollywood-ka.

Sida hada warbixinta ay ku dareeyso Director Karan Johar ayaa qorsheeynaya in Ishaan iyo Saif Ali Khan gabadhiisa Sara ay jilidoonaan filimka soo socda ee Student Of The Year.

”Ishaan waa uu ku wanaagsanyahay ciyaaraha, xaqiiqdii waa uu ciyaar wanaagsanyahay,” ayuu yiri Shahid.

 

 

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/