U Gaar Dumarka : Si Aad U Hesho Jaceylkiisa Habkaan Raac

Waa suura gal in aad ka baqeyso jaceylka balse waxaad ogaataa in aysan sahal aheyn in la helo nolol dareen leh .

Hadaba Masrax.net ayaa ku siineysa talooyin gaaban si aad u hesho nolol dareen leh oo aad u wacan .

1- Noloshaada Jecloow : waa mid ka mid ah wadooyinka aad ku heli karto jaceyl waara , jecloow noloshooda , aan si kale kugu dhigo waxaa qasab kugu ah in aad aaminto in aad mudan tahay in aad ahaato shaqsiga dunida ugu fiican .

2- Dhageyso Oo Baro Jaceylka : qof waliba fikir gaar ah ayuu ka qabaa qofka aan u aragno in aan jecelnahay balse waxaa kuula gudboon in aad dhageysato qisooyinka dad kale si aad wax uga barato una fahanto sid aad u dhaqmeyso si aadan qalad uga galin qofka aad jeceshahay .

3- Dulqaadka Waa Furaha Guusha Jaceylka: gabaryaheey waxaa mar waliba kuula gudboon in aad ku sabarto jaceylka , waayo sabarkaas qalbiga ninka ayuu toos kuu geynayaa bilaa dhib .

4- Saaxibtinimada Ayaa Biloow Ah : si xariirka labadiina u ahaado mid guuleysata waa in aad ahaatiin saaxibo .

5- Noqo Qof Wax Curisa : ninka aad ayuu ugu farxayaa marka aad wax curineyso kuna kordhineyso noloshiina qoyska .

6- Noqo Mar Waliba Qof Qurxoon: in aad qurux kula hor muuqato odayga xayaati.com waxa ay ku leedahay waxaad ku heleysaa jaceylkiisa iyo tix gilintiisa .

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/