Waa Maxay Filimka Uu Soo Wado Aktarka Reer Pakistan Ee Fawad Khan Kadib Guushii “Kapoor and Sons”,

fawwad-khan-with-fans-759

Kadib guushii uu keenay “Kapoor and Sons”, Aktarka reer Pakistan ee Fawad Khan ayaa wuxuu doonayaa inuu sameeyo markaan filim jaceeyl ah.

Fawad Khan ayaa filimkiisa ugu horeeyey la sameeyey Sonam Kapoor kaasi oo ahaa “Khubsoorat”, kaasi oo soo saare ka ahaa Karan Johar’s.

Hada Director  Nitin Kakka ayaa qorsheeynaya inuu sameeyo filim uu Qarash-gareeye ka noqondoono Salman Khan , waxana filimka aktar ka noqondoono Fawad Khan.

Nitin ayaa waxaa uu sheegay in filimka aan wali hada sheekadiisa iyo heshiiskiisa la dhameeyn ,laakiin sheekada ay noqondoonto mid xiiso badan.

Fawad Khan ayaa lagu arkidoono karan Johar “Ae Dil Hai Mushkil” , waxaa sidoo kale filimkaa qeeyb kala ah  Aishwarya Rai Bachchan, Ranbir Kapoor, Anushka Sharma, wuxuuna soo bixidoonaa filimkaan sanadkaan.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/