DAAWO: Katrina Kaif Oo Barteeda Facebook-ga Soo Dhigtay Muuqaal Caajib Ah

kat-fly-1

Gabadha quruxda badan ee Katrina Kaif ayaa waxaa ay dhawaan sameeysatay facebook-geeda ugu horeeyey , waxaana ay muddo seddex maalmood ay ku kasbatay taageeriyaal badan.

Maadaama laga doonayo madadaalo waxaa ay maanta aktaradaan barteeda soo dhigtay muuqaal ku cajab gelindoona , waana muuqaal u muuqda in aktarada ay duuleyso.

Dhawaan waxaa ay aktaradaan soo qortay inay awood u leedahay inay duulikarto.

”Waxaan aminsanahay inaan awoodo inaan duulo, waad arki kartaan muuqaalka ayey kusoo qortay barteeda.

kadib Aaladaas Facebook-ga waxaa aktaradaan laga filanayaa inay ka qeeyb noqonto aktarada isticmaalayaan facebook.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/