GABA GABO: Maxaad Ka Ogtahay Daqliga Uu Daafaha Caalamka Kasoo Xareeyey Filimka Sultna oo Todobaadkiisa Seddexaad Dhameeysanaya.

sultan-box-office-03

Sultan markaan sheeko waa uu ka dhanyahay sababtoo ah , filimkaan waxaa uu shaqeeyey lacag aan macquul ahayn marka la fiiriyo lacagaha uu kasoo xareeyey tiyaatarada caalamka.

Filimkaan ayaa saakey idiin la wadaagnay warbixin muujineysa inuu ka shaqeeyey gudaha India 290.35 crores, balse kudarso in daafaha caalamkana uu ka shaqeeyey filimka 406.49 crores.

Waxaana hada kamid noqonayaa filimkaan filimada daqliga ugu badan shaqeeyeen ama ay kasoo xareeyeen daafaha caalamka waxaana kaliya ka horeeyaan filimada PK iyo filimka Bajrangi Bhaijaan.

Hada waqtigaan qiimeeynta ugu dambeeysey ee filimka Sultan lacagihiisa daafaha caalmaka waxaa ay marayaan 558.44 crores.

Todobaadkaan waa macquul inuu cagta mariyo amaba uu dhaafo filimka lagu macagaabo Bajrangi Bhaijaan kaasi oo daafaha caalamka kasoo xareeyey 600 crore.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/