LA OGAADAY: Filimka Cusub Ee Uu Jilidoono Hrithik Roshan Oo Lasoo Ogaaday Magiciisa

hrithik-roshans-next-titled-fighter-0001

Aktarka hada ku mashquulsan duubista filimka Kaabil kaasi oo dood ah waqtigii la deeynlahaa kula jiro Shah Rukh Khan ayaa hada la ogaaday filimkiisa xiga.

Sidoo kale xidigaan ayaa suganaya in tiyaatarada loosaaro filimkiisa gaba gabada ku dhow ee Mohenjo Daro kaasi oo tiyaatarada la saaridoono bisha soo socoto.

Si walba , marka laga soo tago labadaasi filim waxaa la ogaaday filimka kale ee Aktarkaan uu jilidoono magciisa waxaana filimkaan loogu magac daray ”Fighter”.

Sidoo kale waxaa ay wararka sheegayaa in shaqada filimka Kaabil ay soo gaba gaboobidoonto ugu dambeeyn November waxaana kadib uu u jeesandoonaa filimka kale ee Fighter.

Filimkaan waxaa lagu soo waramayaa in Hrithik Roshan uu kula shaqeeyndoono filimkaasi Sanjay Dutt waana filim dagaal sida magiciisaba lagu garankaro.

 

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/