Maxaa Ka Cusub Maanta Lamaaniyaasha Deepika Padukone Iyo Ranveer Singh, Guurka Maxaa Ka Jira?

deepika-ranveer-7593

Maanta ayuu india soo gaaray Ranveer Singh kaasi oo soo gaba gabeeyey duubista filimka Befikre oo ka socotay Paris, waxaana kadib bilaabatay dooda ah inay isgyyrsanayaan isaga iyo Aktarada ay wada socdaan ee Deepika Padukone.

Ha wal walin hana ku mashquulin , labadaane jilaa ama Aktar waxaa ay isguursandoonaan sanadka soo socda sida la helay wararka xanta ah ee la xiriira jilaayaashaan.

Saxaafada India ayaa manta warkaan ku kalifay Aktarkaan oo jaceeylka isaga iyo Gacalisadiisa, waxaana Aktarkaan uu sheekadaan dib u dhigay marka uu soo dhameeyo filimka Benfikra oo hada France ka socda.

Aktarkaan ayaa socdaalayey xilligii uu ka jawaabaya su’aalaha qaar ,waxaana Deepika xitaa ay sheegtay in sheekada ay tahay sheeko qasab lagu keenayo, laakiin ma qarsana jaceeylka ka dhexeeya labada Aktar.

Ilaa iyo hada si fiican looma shaacin sheekadaan , laakiin waxaa la ogyahay in labadaan jilaa ay aad isku jecelyihiin , xitaa saxaafada usoo bandhigeen jaceeylkooda.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/