SAWIRO: Salman Khan Iyo Anuksha Sharma Ayaa Si Wada Jir Ah Ugu Dabaal Degeen Guusha Uu Gaaray Filimkooda Sultan,

salman-anushka-celebrate-sultans-success-catch-pics-of-press-meet-3

Jilaayaasha filimka Sultan ayaa waxaa ay si fiican ay ugu dabaal degeen guusha uu gaaray filimkooda kaasi oo wacdaro ilaa iyo hada ka sameeynaya Box Office-ka.

Filimkaan ayaa waxaa uu noqday filim uu wax waliba ku kasbaday mudadii uu saarnaa tiyaatarada waana 11 maalmood , waxaase aaan macquul ahayn lacagta uu shaqeeyey Sultan.

Salman Khan , Anuksha Sharma iyo soo saaraha filimka Ali Arbaz u kulmeen inay u dabaal degaan guusha uu ku bilowday filimkooda Sultan kaasi oo noqday filimka daqliga ugu badan shaqeeyey sanadkaan 2016.

Salman Khan ayaa filimkaan waxaa uu ku jilidoonaa dagaalyahan , waxaana uu maalin sheegay in jiliinka filimkaan uu ku maray dhibaato weeyn.

 Anushka Sharma, Salman Khan at press meet of Sultan's Success

Anushka Sharma, Salman Khan at press meet of Sultan’s Success

 Anushka Sharma at press meet of Sultan's Success

Anushka Sharma at press meet of Sultan’s Success
Salman Khan, Anushka Sharma at press meet of Sultan's Success

Salman Khan, Anushka Sharma at press meet of Sultan’s Success
Salman Khan at press meet of Sultan's Success

Salman Khan at press meet of Sultan’s Success
 Anushka Sharma at press meet of Sultan's Success

Anushka Sharma at press meet of Sultan’s Success
 Anushka Sharma at press meet of Sultan's Success

Anushka Sharma at press meet of Sultan’s Success
Ali Abbas Zafar, Salman Khan and Anushka Sharma at press meet of Sultan's Success

Ali Abbas Zafar, Salman Khan and Anushka Sharma at press meet of Sultan’s Success

Share on Facebook

Comments

comments

Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

/