XOG: Waa Maxay Sababtii Ka Dambeeysey Inay Wada Kulmaan Irrfan Khan Iyo Madaxa Sare Ee Delhi?

irrfan-kejriwal-759

Aktarka filimka Madaari ee Irrfan Khan ayaa waxaa uu la kulmay Arvind Keiriwal oo ah Madaxa sare ee Delhi waxaana uu kaga hadleen arinta shaqsiga ee Aktarkaan ay heeysato.

Xidigaan ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhibaato dareemayo  oo ku saabsan filimkiisa Madaari waana waxyaabaha ku kalifaya inuu la kulmo madaxa ugu sareeya ee Delhi.

”Waan cadeeeyey dhamaan u jeedooyinkeeyga , waxaana Kejriwal kala hadlay waxyaabo badan oo ku saabsan shaqsiyadeeyda, waxaa ay ahayd arinta ugu muhiimsan waxyaabaha gaarka ah ee canshuuraadka,

Akraka ”Jazbaa” ayaa waxaa uu war geliyey warbaahinada isagoo fariimo siiyey waxaana sheekada ku faaftay Magaalada wuxuuna ka jawaabay isaga iyo waziirka xiriirka ka dhexeeya.

Laakiin Aktarkaan ayaa waxaa ay ku qasbayeen warbaahinada inay weydiiyaan su’aalo kusaabsan wxyaabaha kale ee ay ka sheekeysteen isaga iyo Kejriwal waxaana uu sheegay inuusan ahayn isaga Afhayeen.

Irrfan ayaa u sheegayse warbaahinta in Madaxdaas ay daawato filimkiisa ee uu kusoo bandhigayo xaalada shaqsiyan ee dareemayo taasi oo uu ku muujiyey filimka Madaari.

”Waxaan doonayaa in seddexda sareba ay daawadaan filimkaas, umana sheegin xitaa iyaga sababta , lwaayo waxaan kasii jeclaaday in sheekada filimka ay ogaadaan kadib ayaan ogaandoonaa jawaabtooda.

Share on Facebook

Comments

comments


Shabakada masraxa.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay ee Masraxa

Nagala Xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

 
/