Aflaanta

dishoom-pakistan-759

WAR CUSUB: Filimka Varuun Dhawan Iyo John Abraham Ee Dishoom Oo Laga Mamnuucay Gudaha Dalka Pakistan

Filimka shaley la wada saaray tiyaatarada caalamka ayaa hada laga mamnuucay in laga daawado gudaha wadankan Pakistan , waxaana la ogaaday in dowlada Pakistan aan

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Aflaanta

Deepika-Srk-Fawad-Shahid

JAHWAREER:Shah Rukh Khan, Fawad Khan Ama Shahid Kapoor , Yaa Noqondoono Gacaliyaha Deepika Filimka Padmavati?

Aktarkii ayaa ma telikara doorka gacaliyenimo ee filimka Padmavati, waayo waxaa la wada ogyahay in Deepika iyo Ranveer uu ka dhexeeyo xiriir jaceeyl , sidoo kale

Continue Reading »

Share on Facebook

Aflaanta Archives

son-dabth-1
RASMI: Director Arbaz Khan Oo Xaqiijiyey Aktarada Salman Khan La Jilidoonta Filimka Dabangg 3
- Jul 30, 2016
Salman Khan ayaa hada la qorsheeynayaa inuu soo wada filimka Dabangg 3 kaasi oo lagu muransanaa Aktaarda jelidoonta ama kasoo muuqandoonto. Arbaz Khan oo filimkaan Director iyo Qarash gareeye ka ah ayaa sheegay ...
salmankhansultan-bo
TAXLIIL: Filimka Sultan Oo Lacag Aan Macquul Ahayn Kasoo Xareeyey Daafaha Caalamka Muddo Seddex Todobaad Ah
- Jul 29, 2016
Sultan ayaa jebiyey muddo seddex todobaad ah rikoor waliba oo yaalay Box Office-ka tan iyo markii tiyaatarada lasaaray , waxaana kamid ah rikoorada inuu maalintii koowaad uu keenay lacag dhan 35 ...
Dishoom-boxoffice-dayone
WARBIXINTA BOX OFFICE_KA: Filimka Dishoom Oo Maanta Gil Gilaya Tiyaatarada India & Meesha Uu Waqti Xaadirkaan Wax Marinayo
- Jul 29, 2016
Filimka ay ku midoobeen xidigaha kala ah Varuun Dhawan, Jacquelin Fernandez iyo John Abraham ee Dishoom ayaa waxaa maanta ugu dambeeyn lasaaray tiyaatarada aduunka , laakiin waa uu sii socdaa ...
Sultan-Is-Salmans-2nd-Highest-Grosser-But-Will-It-Beat-Bajrangi-Bhaijaan-1
RASMI: Filimka Sultan Oo Noqday Filimka Labaad Ee Daqliga Ugu Badan Shaqeeyey , Laakiin Wali Ma Dhaafin Bajrangi Bhaijaan
- Jul 29, 2016
Filimka Salman Khan uu hogaamiyaha ka yahay ee Sultan ayaa guul fiican ka keenay Box Office-ka , wuxuuna noqday filimka labaad ee daqliga ugu badan soo xareeyey. Sultan ayaa waxaa uu ...
proxy
SAWIRO: Looma Kala Harin , Akshey Kumar, Anil Kapoor Iyo Xidigo Kale Ayaa Soo Xaadiray Bandhiga Filimka Dishoom Oo Maanta La Saaray Tiyaataarda.
- Jul 29, 2016
Caadiyan sida dhacda asxaab badan ayaa filim bandhigiisa isugu imaada waxaana ka qeeyb ah xitaaa jilaayaashaa filimkaasi. Dishoom ayaa la saaray tiyaatarada iyadoo saameeyntiisa suuqa la sugidoono saacadaha soo socda , ...
kabali-rajinikanth-7594
Jimcadii Lasoo Dhaafay India Iyo Daafaha Caalamka Maantana Malesia, Filimka Rajanikanth Ee Kabali Oo Wacdarihiisa Sii Wata
- Jul 29, 2016
Filimka Kabali ayaa waxaa uu gil gilayaa suuqa Box Office-ka waxaana maanta filimkaan uu gaaray rikoor weeeyn kaasi oo Box Office-ka aan badi lagu arkin. Todobaad filimkaan ayaa waxaa gaaray heerkii ...
picures-sanjay-dutt-celebrating-his-57th-birthday-1
SAWIRO: Sanjay Dutt Oo Maanta 57 sano Jirsaday , ”Maxaad Ka Xasuusataa Aartamoole?
- Jul 29, 2016
Waa shaqsi sameeyn ku yeeshay Bollywood-ka , ogow badi in wqtigiisa uu ku qaatay xabsi iyadoo ay taasi jirta hadana waxaa uu sameeyn jiray filimaanta. Sanjay Dutt ayaa maanta u dabaal ...
MV5BMjMzODE5NTkyMl5BMl5BanBnXkFtZTgwOTM2NzA0ODE@._V1_
Taariikhda Dhameeystiran Gabadhii Musalsalkii Ma Iloobi Doono Ee (Samaaraa Ama Shiikaa Gubta)
- Jul 29, 2016
Maalin Wanaagsan Dhamaan Akhristiyaasheena meel waliba aad joogtaan , kusoo dhowaado xubintii taariikhda xidigaha Bollywood-ka oo maalin waliba oo jimco ah waqtigaan oo kale aad la socondoontaan. Xubitaan taariikhahada Aktariyaasha Bollywood-ka ...

Next Page »
 
/