Musaaraco

mmmm

Ka Dib Dhaawac Ay Muddo La Maqneyd , Brie Bella Oo Xarigga Lagdanka WWE Ku Soo Laabaneysa

Brie Bella oo muddo ka maqneyd kulamada WWE ka dib dhaawac culus oo bilo ka hor ka gaaray qoorta ayaa haatan farriin u soo dirtay

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Musaaraco

44

Seth Rollins Iyo Zayn Oo isku Garaacay Bandhiggii WWE Smack Down , Yaa Badiyay + Sawiro

Bandhiga WWE SmackDown ayaa iska hor imaad xaraard lahaa waxa uu ku dhex maray Sami Zayn iyo Seth Rollins Lagdankaas ayaa ugu dambeyn waxaa lagu

Continue Reading »

Share on Facebook

Musaaraco Archives

Natalya-2015-NEW-600x250
Maxaa Ka Jira In Lagdanyahada Natalaya Ka Tagayso Wwe
- Jun 23, 2016
Waxaa jiray warar badan oo la isla dhexmarayo oo ku saabsan lagdanyahanda Natalya oo laga yaabo in ay ka tagto wwe sababo la xidhiidha ninkeed Tyson kidd oo aan awoodin ...
dagaal
Sheko Cusub : Kurt Angle Oo Ku Soo Laabanaya WWE , Bandhigayadee Laga Yaaba In Uu Safto ?.
- Jun 22, 2016
Kurt Angle ayaa shaaca ka qaaday in ay u badan tahay in mar kale uu ku so laabto tartanka WWE . Waxa uu 47 sano jirkaan qiray in ay jiraan wadahadallo ...
Dean Ambrose
Daawo : Dean Ambrose Oo Markii Ugu Horeysay Ku Guuleystay Horyaalka WWE, Bandhiga Money In The Bank Ayuu Ku Qaaday
- Jun 20, 2016
Bandhiga Money In The Bank ee 2016-ka ayaa si xiiso leh loo ciyaaray gaar ahaan isku dhacii Roman Reigns oo haystay horyaalka WWE iyo Dean Ambrose oo ugu dambeyn ku ...
cena aaa
John Cena Oo Shaaciyay Xilliga Uu Ka Fariisanayo WWE , Qofkii Doonaya In Aan Fariisto Halkaan Arin Ha Sameeyo”.
- Jun 19, 2016
Dad badan oo daawada ciyaarta musaaracada ayaa is weydiinaya goorta laga yaabo in lagdamaa John Cena ka fariisanayo WWE Balse xoog weynahaan ayaa qaba fikrad kale oo taasi oo ka dawan ...
BIG-SHOW
Big Show Oo Caga Jugleyn Hawada U Marsiiyay O’Neal , Waxaan Jeclaan Lahaa In Aan Isku Aragno Wrestlemania 32
- Jun 18, 2016
Lagdamaaga xoogga badan ee Big Show ayaa wareysi uu siiyay The Miami Herald waxa kaga hadlayay bandhigga ka horeeya Money in The Bank ee wrestlemania 32 Waxa uu Big Show sheegay ...
apollo
Apollo Crews Oo Gogolka Xaarka Money In The Bank Ku Wajahaya Sheamus
- Jun 15, 2016
Lagdamaaga xoogga badan ee Apollo Crews ayaa haysta fursad aad u weyn oo uu aga aar gudan karo Sheamus , waxa ayna isku arkayaan  hor dhaca bandhigga soo soo socda ...
mbc
Jeff Hardy Oo Shaaciyay In Uu Ka Fariisanayo Tartanka Musaracada ,Bandhiga Slammiversary Ayaa Ugu Dambeysa
- Jun 12, 2016
Xiddiga caanka ka ah WWE ee Jeff Hardy ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu ka fariisto guud ahaan tartanka lagdanka . Wareysi uu siiyay wargeyska Sports Illustrated ayuu ...
broooo
Funaanada Uu Soo Xeranayo Brock Lesnar Bandhigga UFC 200 Waxaa Ka Soo Muuqanaya Magaca Dal Uu Matalayo Mareykanka Mise Canada , Sababtana Ogoow
- Jun 12, 2016
Waxaa daboolka laga qaaday funaada uu xernayo dilaaga Brock Lesnar ka hor inta uusan soo galin xarigga lagdanka ee bandhigga UFC200. Bandhigaas ayaa dhacaya bisha dambe waxa uuna ku soo muuqanayaa ...

Next Page »
 
/